Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire Kate Foster. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay xaaladaha guud Hirshabeelle gaar ahaan howlgallada deegaanada Hirshabeelle looga ciribtirayo kooxda alshabaab oo qeybaha kala duwan ee ciidamada iyo dadka deegaanka oo is garabsanaya ay kasoo hoyeen guulo … Continue reading Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster